Askar loogu tala galay in ay sugaan Amaanka Muqdisho oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)

Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya iyo madaxda Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha 17-ka degmo ee Gobolka, Taliyeyaasha ciidanka booliska iyo Guddiga abaabulka wacyigelinta Qaran, kaasi oo looga hadlay xoojinta amniga caasimadda. Kulanka ayaa intii uu socday waxaa goobta lagu soo bandhigay 3,000 saddex kun oo askari, kuwaasi oo loogu talagalay inay … Continue reading Askar loogu tala galay in ay sugaan Amaanka Muqdisho oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)